Qaamuusle LogoQaamuusle

gaban

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaban1
Magac lab
1
Inan yar.
2
Deero yar oo lab ah.
3
G. ah: wax tiro yar. ld gibin¹, gifin¹.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

gaban2
Magac dheddig
1
Gabar yar.
2
Deero yar oo dheddig. ld gibin², gifin².
Wadarta Magacan

-bno, m.l