gelin (Magac lab) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
gelin
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
43 jeer ayaa la eegay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
gelin1
Magac lab
1
Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe.
2
Calal.
gelin2
Magac faleed dheddig
sidoo kale: gelis¹.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
1. (Gelin-ka) a) Maalinta ama habeenka, kala bar oo bar; labada gelin oo maalintu waa: 6:00-12:00 iyo 12:00-18:00; labada habeenkuna waa 18:00-24:00 iyo 24:00-6:00. b) Galmo; kal; gaaf; jil.
2. (Gelin-ta) Wax dhexdi ama gudihi, wax kale gaarsiin, ku ridid, dhigid, xuluulin.