Qaamuusle LogoQaamuusle

baaq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

baaq1
Magac lab
1
Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin.
2
Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.
3
Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo.
4
la midka ah (ld):
baaqid
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

baaq2
Magac labTaariikh
War cad oo rasmi ah.
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

baaq3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Baaq samayn.
Is-rogga falkan

-qay, -qday