Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jeeg
Magac lab
1
la midka ah (ld):
joog 1 (3)
Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto
2
Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.
Wadarta Magacan
-gag, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: jeeb
Magac lab
2: jeeb-isgudub
Magac lab
3: jeeban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: jeebid
Magac faleed dheddig
5: jeebis-dherer
Magac lab
6: jeeble
Magac lab
7: jeebnaan
Magac faleed dheddig
8: jeebnaansho
Magac lab ama dheddig