Qaamuusle LogoQaamuusle

lifaaq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

lifaaq1
Magac lab
1
Dun yar oo cirbad dulkeed ku jirta.
2
Dokominti la dirayo warqad la raaciyo oo sii kaabaysa dulucda.
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

lifaaq2
Magac labNaxwe
Qurub lagu kaabo erey salkiisa, si uu u beddelo qiimaha iyo waxqabadka ereygaas; lifaaqyadu waxay u kala baxaan: “horkabe” (ereyga hortiisa ayuu ku lifaaqmaa), “dibkabe” (ereygaliif¹ dhammaadkiisa) iyo “dhexkabe” (ereyga dhexdiisa).
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

lifaaq3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cirbad dulkeed dun gelin.
2
Ku l.: dokominti la dirayo warqad sii raacin.
3
Maro iwm mid kale ku tolid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday