Qaamuusle LogoQaamuusle

lidlogardam

Magac labXisaab
Fansaarka weydaarka u ah logardamka tiro ama tiro logardamkeedu yahay tiro la isa siiyey. Logardamka caadiga ah, lidlogga ee x waa 10x. Logardamkanabiir idlogga ee x waa ex. Lidlogardam waxa loosoo gaabiya “lidlog”.
Wadarta Magacan

-myo, m.dh