hanfad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hanfad1
Magac labIllaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹.
hanfad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKa h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².
Is-rogga falkan
-day, -dday