Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
hogdhagax
Magac lab
1
Meel hog ah oo dhagaxa laga guro.
2
Meesha dhagaxa lagu gubo si nuurad looga dhigo.
Wadarta Magacan
-xyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hog
Magac lab ama dheddig
2: hogad
Magac lab
3: hogagoo
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
4: hogagoyn
Magac faleed dheddig
5: hogasho
Magac faleed dheddig
6: hogatus
Magac lab
7: hogatusaalee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: hogatusaaleyn
Magac dheddig