Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
logardam
Magac lab
Xisaab
Tiro loo tibaaxay jibbaarka tiro kale tiro kasta x waxa loo qori karaa sansaanka x = ay, taas oo y ay tahay logardamka x ee sal a, logardam waxa loo soo gaabiyaa “log”.
Wadarta Magacan
-myo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lo'gisi
Magac dheddig
2: logardam-caadi
Magac lab
3: logardam-nabiir
Magac lab