qooryoon
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qooryoon1
Magac lab1
Harrad.
2
Dayow; wareer.
qooryoon2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Harradsan.
2
Dayowsan; wareersan.
Is-rogga falkan
-oomay, -oontay
qooryoon3
Magac labOon daran.
qooryoon4
Fal magudbe, isrogrogga 1aadOon aad u daran dareemid.
Is-rogga falkan
-oomay, -oontay