Qaamuusle LogoQaamuusle

qoosh

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qoosh1
Magac lab
1
Budo badan oo hoore yar lagu qasay.
2
Cajiin. Waxyaabo badan, kala duwan oo la isku daray.
qoosh2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Budo hoore yar ku qasid.
2
Cajiin sameyn.
3
Isku q.: waxyaabo badan oo kala duwan iskuqasid.
Is-rogga falkan

-shay, -shtay