Qaamuusle LogoQaamuusle

qoorgooye

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qoorgooye1
Magac lab
Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.
qoorgooye2
Magac labDaawo
Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.