Qaamuusle LogoQaamuusle

qoorxir

Magac lab
1
Maro xariir ah, xalleefsan oo si gaar ah u tolan oo shaarka luquntiisa lagu xirto.
2
Suun dumaysan oo heensaha ka mid ah.