kitaabfur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kitaabfur1
Magac labHantida ugu horreysa oo la siiyo wadaad qof jirran daaweynaya.
kitaabfur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay