Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kitaab
Magac lab
1
(dii.) Buug ay ku yaalliin waxyaabo badanaa diini ah oo farta carabiga ku qoran.
2
(u) Ballanbaalis.
Wadarta Magacan
kutub, m.dh/kutubo/-bbo, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kitaabday
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: kitaabdeyid
Magac faleed dheddig
3: kitaabfur
Magac lab
4: kitaabfurid
Magac faleed dheddig
5: kitaabgaab
Magac lab
6: kitaabgaablow
Magac lab