sarrif
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sarrif1
Magac lab1
Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay.
2
la midka ah (ld):
sarrifid
sarrif2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadLacag isku taal googo' u dhigma u beddelid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay