xudduud
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xudduud1
Magac labSoohdin; seere; xad.
Wadarta Magacan
-do, m.l
xudduud2
Magac dheddig1
Duxda hadalka ama macnaha oraah lagu dhawaaqay ka dam- beysa.
2
Xusuus la sii dhadhansado, oo wax kolkaas la sheegay soo kiciyaan, lagu soo garwaaqsado.
3
Seere; soohdin; xad.