xuddun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xuddun1
Magac dheddig1
Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal.
2
Hab waalidku carruurtiisa wax xoolo ah, u siiyo (ilmaha dhashay xuddunta laga gooyo baa neefka la siinayo loogu xiraa; xuddunxir).
Wadarta Magacan
-umo, m.l
xuddun2
Magac dheddigJoolojiBadhtamaha dhulka ee ka hooseeya carro-jiifka dhulka, hexroorkii- suna yahay 6900 oo mitir, oo leh cufnaan sare, kana kooban nikal iyo xadiid.