il
Magac dheddig
1
(indho, m.l) Xubinta aragga.
2
Meel biyo ka soo burqadaan.
3
Siriq.
4
Kartida ishu cid wax ku yeeli karto (senen); dhabato.
5
Dabool iniinaha badarka kor kaga dhegsan.
6
Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan.
Wadarta Magacan
-lo, m.l