Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ijaaso
Magac dheddig
1
Idan, fasax.
2
Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ijaab
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: ijaabid
Magac faleed dheddig
3: ijaabo
Magac dheddig
4: ijaar
Magac lab
5: ijaaran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: ijaarasho
Magac faleed dheddig
7: ijaarid
Magac faleed dheddig
8: ijaarnaan
Magac faleed dheddig