kirtan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kirtan1
Magac labDhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.
kirtan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadXoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami