Qaamuusle LogoQaamuusle

hogatus

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hogatus1
Magac lab
1
Tusaale cid arrin laga siiyo.
2
Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo.
Wadarta Magacan

-syo, m.dh

hogatus2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cid wax tusaalayn.
Is-rogga falkan

-say, -stay