biqil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
biqil1
Magac lab1
Abuur markaa soo baxay.
2
la midka ah (ld):
biqlid
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
biqil2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadAbuur iwm soo bixid.
Is-rogga falkan
-qlay, -qishay; -qli
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-llo, m.dh
-qlay, -qishay; -qli