Qaamuusle LogoQaamuusle

allabbari

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

allabbari1
Magac lab
1
Alle wax ka bari; ducaysi.
2
Cunto ay samayso cid ducaysanaysa.
3
allabbariyid.
allabbari2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Rabbi baryid; Ilaah wax ka tuugid.
2
Cunto lagu ducaysanayo samayn.
Is-rogga falkan

-ryay, -riday; -ryi