alkun
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
alkun1
Magac labNin ay gabadh u doonantahay.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
alkun2
Magac dheddigGabadh nin u doonan.
Wadarta Magacan
-mo, m.l
alkun3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax aan horee u jirin abuurid.
2
Ka a.: wax kale ka soo saarid.
Is-rogga falkan
-umay, -untay; -umi