Qaamuusle LogoQaamuusle

rajakoris

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

rajakoris1
Magac lab
R. ah: nin haya carruur hooyadood dhimatay.
rajakoris2
Magac dheddig
1
Dabshidka iyo irridda meesha u dhexeysa.
2
Naag naxariis badan.