Qaamuusle LogoQaamuusle

rajay

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

rajay1
Magac lab
Wiil yar oo hooyadii dhimatay.
rajay2
Magac dheddig
Gabar yar oo hooyadeed dhimatay.