Qaamuusle LogoQaamuusle

ragaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ragaad1
Magac lab
1
Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda.
2
Sallaanka (jaranjarada) meesha cagta la saaro.
3
Bir madax ballaaran, daab leh oo geela cudurrada looga gubo.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh

ragaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Neef geel ah cagtiisa hoose qodax mudid.
Is-rogga falkan

-day, -dday