Qaamuusle LogoQaamuusle

jirro dhimireed

Magac labDaawo
Isbeddel ku dhaca mid ama wax ka badan ee hawlaha dhimirka (sida caadifiyadda, dareenka, xasuusta iyo fakarka), taas oo u keenta silic bukaanka iyo dadka kaleba.
Wadarta Magacan

-ooyin ..., m.l