Qaamuusle LogoQaamuusle

wehliye

Magac labXisaab
Guud ahaan, taranka dhammaan isirrada ku jira tibaax marka laga reebo isir magacaaban. wehliyaha Tibixda 5xy; 5 waa wehliyaha xy, x waa 5y, y waa wehliyaha 5x, 5x waa wehliyaha y iwm. Sida badan wehliye waxa loo qaataa isirka madoorsoomaha ahee ku jira tibix.
Wadarta Magacan

-yayaal, m.l/dh