Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
weheliyaha qalloocsanka
Magac lab
Fiisikis
Summad n. Saamiga saynka xagal abbaarka iyo saynka xagal qalloocsanka. Eeg weheliyaha qalloocsanka sugan.
Wadarta Magacan
-yaayaal ..., m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wehel
Magac lab
2: weheli
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: wehelin
Magac faleed dheddig
4: wehelis
Magac lab
5: weheliyaha-fididda-dhererka
Magac lab
6: weheliyaha-isliska-neg
Magac lab
7: weheliyaha-qallocsanka-sugan
Magac lab
8: wehelyeel
Magac lab