Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
weheliyaha isliska neg
Magac lab
Fiisikis
Summad m. Saamiga xoogga isliska ee suurtaggalka ah uguna sarreeya iyo xoogga ku ligan dulaha is taabanaya m = Ff/Fn. Ff taas oo Ff - ay tahay xoog isliska, Fn - ay tahay xoog liganaha.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wehel
Magac lab
2: weheli
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: wehelin
Magac faleed dheddig
4: wehelis
Magac lab
5: weheliyaha-fididda-dhererka
Magac lab
6: weheliyaha-qallocsanka-sugan
Magac lab
7: weheliyaha-qalloocsanka
Magac lab
8: wehelyeel
Magac lab