Qaamuusle LogoQaamuusle

gaaroodi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaaroodi1
Magac lab
Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.
gaaroodi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay