qolfaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qolfaad1
Magac lab1
Weel gaboobay oo aan la isticmaalin.
2
la midka ah (ld):
qolfaadid
Cuf la geliyo doonyaha meelaha ay ka dalooshamaan
qolfaad2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Doon dalooshantay cuf gelin.
2
(f.mg) Weel gaboobay isticmaal beelid.
Is-rogga falkan
-day, -dday