Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qol
Magac lab
Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada. ld qawlad, qoolad, qowlad.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qolaab
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: qolayn
Magac faleed dheddig
3: qolaysad
Magac lab
4: qolaysan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
5: qolaysasho
Magac faleed dheddig
6: qolaysi
Magac lab
7: qolaysmid
Magac faleed dheddig
8: qolayso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad