affur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
affur1
Magac lab1
Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad.
2
la midka ah (ld):
affurid
affur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Soonka jebin.
2
Cunnada affurka cunid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay