Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
affuri
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Dad ama qof soomman affuro siin.
2
Soon ka jebin. ld affursii.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: affur
Magac lab
2: affuran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: affurid
Magac faleed dheddig
4: affurin
Magac faleed dheddig
5: affurnaan
Magac faleed dheddig
6: affurnaansho
Magac lab ama dheddig
7: affursii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: affursiin
Magac dheddig