jaahwareer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jaahwareer1
Magac lab1
Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo.
2
la midka ah (ld):
jaahwareerid
jaahwareer2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay