Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jaa'ifo
Magac dheddig
1
Nabar wejiga la gaarsiiyo oo foolxumo reeba.
2
Hanti la siiyo qof jaa-ifo loo geystey.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Jaahwareersanaansho
Magac lab ama dheddig
2: jaa'ifee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: jaa'ifeyn
Magac faleed dheddig
4: jaa'ir
Magac lab
5: jaabajaabee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: jaabajaabeyn
Magac dheddig
7: jaabajaabeys
Magac lab
8: jaabajaabeysad
Magac lab