Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jaa'ifee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee.
2
Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.
Is-rogga falkan
-feeyay, -feysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Jaahwareersanaansho
Magac lab ama dheddig
2: jaa'ifeyn
Magac faleed dheddig
3: jaa'ifo
Magac dheddig
4: jaa'ir
Magac lab
5: jaabajaabee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: jaabajaabeyn
Magac dheddig
7: jaabajaabeys
Magac lab
8: jaabajaabeysad
Magac lab