Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
irbadee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Nafley daawo ku mudid. ld cirbadee.
Is-rogga falkan
-deeyay, -daysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: irbad
Magac dheddig
2: irbadayn
Magac faleed dheddig
3: irbadays
Magac lab
4: irbadeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: irbadeysnaan
Magac faleed dheddig
6: irbadeysnaansho
Magac lab
7: irbe
Magac lab
8: irbee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad