Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
irbee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Soor, irbe ku walaaqid.
Is-rogga falkan
-beeyay, -beysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: irbad
Magac dheddig
2: irbadayn
Magac faleed dheddig
3: irbadays
Magac lab
4: irbadee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: irbadeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: irbadeysnaan
Magac faleed dheddig
7: irbadeysnaansho
Magac lab
8: irbe
Magac lab