Qaamuusle LogoQaamuusle

irbad

Magac dheddig
1
Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool leh oo inta dun la gesho wax lagu tolo.
2
Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool yar dhaxda ku leh gadaalna ku leh dhuun oo inta daawo lagu shubo wax lagu mudo.
3
In daawo ah oo hal mar la isku mudo. ld cirbad.
Wadarta Magacan

-do, ml.