Qaamuusle LogoQaamuusle

buuryaqab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

buuryaqab1
Magac lab
Qof aan gudnayn. ld beejaqab.
Wadarta Magacan

buuryaqab/-byo, m.dh

buuryaqab2
Magac dheddig
Gabar aan gudnayn.
Wadarta Magacan

-bo, m.l