dhaqan
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaqan1
Magac lab1
Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed.
2
Asluub.
dhaqan2
Magac labBulshoMid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
dhaqan3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
2
Wax midab leh fasakhmid.
3
Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid.
4
Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho.
5
Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
Is-rogga falkan
-qmay, -qantay; -qmi
dhaqan4
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Dhar iwm wax la meyray ahaansho.
2
Nafley wax ladan ahaansho.
3
Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.
Is-rogga falkan
-qnaa, -qnayd