Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ragaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Neef geel ah ragaad ka bixin.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rag
Magac lab urur
2: ragaad
Magac lab
3: ragaadid
Magac faleed dheddig
4: ragaadin
Magac faleed dheddig
5: ragaadsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: ragaadsanaan
Magac faleed dheddig
7: ragaadsanaansho
Magac lab ama dheddig
8: ragaal
Magac dheddig