Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dimoqraadiyad
Magac dheddig
Nidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan. ld dimuqraadiyad.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dimcad
Magac lab
2: dimmi
Magac lab urur
3: dimoqaraadi
Magac lab
4: dimoqraadinnimo
Magac dheddig
5: dimoqraadiyayn
Magac faleed dheddig
6: dimoqraadiyee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: dimuqraadi
Magac lab
8: dimuqraadinnimo
Magac dheddig