horaad
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
horaad1
Magac lab1
Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood.
2
Naasaha dumarka.
Wadarta Magacan
-ddo, m.dh
horaad2
Magac labXisaabUrurka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh x kutirsaneyaal ee la dhigo dhidibka jiifa (dhidibka-x) ee garaaf.
horaad3
Magac dheddigHaan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld kalsaar.
Wadarta Magacan
-yo, m.l