Qaamuusle LogoQaamuusle

muuqsheeg

Magac labBaayoloji
Astaamaha ka muuqan kara noolaha. Astaamahaasi waxay ku xidhanyihiin hiddo-sidihiisa, xidhiidhka shiiqsanaanta ee ka dhexeeya aliiladiisa, iyo laqabsiga hiddo-sidaha degaankiisa.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l