kharrib
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kharrib1
Magac labDhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.
kharrib2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax wanaag-sanaa xumeyn.
Is-rogga falkan
-bay, -btay